Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

heeso hul ah ama kala duwab

Gabay  Nagala soo xariir Mucjisooyin Majaajilo Muxadaro&Quran Bogga hore Photo Sawiro Arrimo  Jaceyl Xulka heesaha Maah Maahyo



Heeasaha Waxaa idin so Aruuriyay Wariye Finish
I tali ii tali - Aniga iitali Xasan Diiriye Faarax& Haboon C/laahi
Hiboow Heedhe-Erayadii KaariyeMagool(aun) & Salaad Darbi- Laxankii Salaad Darbi
Dhalanteed Xasan Diriye Faarax & Hibo Nuura
Dalmar & Deeqo-Erayadii Kaariye Magool(aun) & Salaad Darbi- Laxankii Salaad Darbi
(Awr Dhiga Leh) Asalkaba Hurdada Magool(aun) & Cusmaan Gacanlow
Idil (anoo idileey aroos kula gala) Magool & A.M.Good shimbir (A.u.n.)Era&Lax- Shimbir
Amaantaadaa Inan yaheeye  Magool(aun) & Ahmed M. Liibaan(aun)-laxanki C/lahi Qarshe
Aan Is helno -Erayadi Cali Sugulle Magool(aun) & Ahmed M. Liibaan(aun)-Laxanki Saciid Xarawo
Asli(asliyey axdigi maa lagaa oodayee) Ahmed Naaji Sacad-era-Aweys Gedow-Lax- A. Naaji
Waan ku daalay raadiskaage - the best Maryan Mursal Isse-Eray&laxanki-Faarax Guuleed
Ma i luray sidii libi - reall classic Maryan Mursal -- who else?Laxankii Xasan Gareed
Heeganaan ahaadoo horseedoo-era Singub Xasan Diiriye - not the original-Laxankii Saciid Xarawo
Wacadkii aan kuula wadee Shimaali and a fine somali lady
Ma huraanka ii sheeg Maryan Mursal & Ahmed Ali Igal-
Meey dhiman suleeqoo-era c/casis daqarre Ahmed Ali Igal -- one of the best-laxanki Saciid Xarawo
Ceynkii caraweeliyo cadaw ha igu ... Ahmed Ali Igal -Laxankii Axmed Cali Cigaal
Gar aan ku dhigtee (Naxdin & Nasiib) Aweys Qamiis & Siteey Qosolwanaag
Gaarida gaarida haween - Classic Ahmed Naaji - My pick to listen
Shimbirayahow Heesa Heesa Haliimo Khalif Magool(aun) era-Saxardid Maxamed(Jabiye)
Ama Deeqo Ama Dunida Gujis(aun) , Haboon Cabdilaahi & Guddudo Carwo
Sow La ima Kaa Badin M. A. Dacar & Hibo Nuura
Isu Samir  -Eray- Singub  Seynab H. Ali (Baxsan) & Cali Dirie (Gaab)
Iloow Iloow ( aan islownee forget about it)Asha Abdow & M. A. Kuluc-era&lax-C/lahi Qarshe
kaalay kabeebeey iila dheel Fatima Qasim and Aweys Q. Mabute
Weli daad ma kula tagay - Nageeye(AUN)It is Xaredo I. (Duniya) & A.H. Nagaye(A.u.n)
Sida Laba walaalaa-Mirihi&Music-Nageeye Abdulkadir Hasan Nageye(A.u.n)
Beeni Raad Ma Leh It is Salaad Darbi - Laxankii & Miyuusigii S. Darbi
Reerkiina hodankaa-Osman Askari Saynab H. Ali and Hasan A. Samatar Musigi- A Goobe
Ha igu daalinee samiree-Era M.C.Kaariye Maandeeq & Ahmed A. Igal- Lax M.Saleebaan Tubeec
Ceelka soo jiida - one of the bestFatima Qasim Hillowle -era&Laxanki Aweys Geedow
Waqti -- waqtiyoow la dhaqan dumar Mohamed Saleeban Tubeec -era Yuusuf Maradon
Waa bartilmaameedkii jaceylkee .. It is Maryan Mursal Isse
Alif la kordhabeey alif loos dhabeey alif..Maryan Mudey, Iftin - lax C\Qaadir Bagaag, era Siciid Salax Ahmed
Haddii aynaan is arag hee dheh-era Dacar Xasan Adan iyo Sahra Ahmed- lax C/Qaadir Muuse
idinkaan wax ku qaadan(Alla aamin ma iisho)Mahamed Yuusuf & Hibo Nuura-era&Lax A.S. Bidde
Indha Caashaq buu igu eegayoo Maryan Mursal- era&Laxankii Faarax Guuleed Samatar
Jaajuumoow Jees imoow waaye Jaaj... Durdur - Baastoow - Sahro Dawo
Dagmo &  Dacar Hibo Nuura & Mohamed Aadan  Dacar
Geeskaada Ila Qabo-erayadi M.C. Kaariye Shankaroon & Ahmed A. Igal-Lax- Xasan Garaed
Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa M. Saleman Tubeec & Maryan M. Isse
Soomar Soomar Soomar Mohamed N. Giriig & Faadumo Ahmed
Firaashka janaan kuugu faataxeynaa Fatima Q. hilowle & Aweys Q. Mabuute
Waqtigii i dhaafiyo -era- Cabdi Cali Weyd Sahro Ahmed- Laxankii Cabdiraxmaan Dheere
Guryasamo from (aabahay ka samraye..)Maandeeq &  Saleeban -era Kaariye-Lax-Xasan Gared
Boqorkii Quruxdaay-Era M.C, Kaariye Halima Kaliif. Magool & Hasan Dirie -lax C/qadir Muuse
Waa la guursadee, guriyaa la geestee It is Ustaad Ahmed N. Sacad- erayadii Aweys Geedow
Dheesha Ciyaartu waxeey tahay-era Kaariye Shamso Omar& H. A. Samatar-Laxanki Samatar
Ma la dhuubtay awgaa Marian M. Isse & Hussein Yusuf Tarabi
Alaa Mahad leh -- One of the best Osman Gacanlow & Marwo Maxamed
Maxaa laguu waayee        3/8 songs from  Aweys Q. Mabute & Fatima Q. Hilowle
Sahal walaal - sidan miyuu cishiqigu ... Hibo Nuura & Abdiqadar(A.u.n)- Lax-Bashiir Xadi
Dawadii Nafteydaay - Ila dadaalSalaad M.Shardi (Salaad Darbi)    1
Saxar aniga oon qabin --Salal The one and Only Ahmed A. Igal   2Laxankii Cigaal
Gacalooy Jaceylkani ma mid ...AbdiQadar(A.u.n) - Best singles ever  3
Bilaneey Maryaneey marna kaama... Bashiir Cali Hussein                     4
Cimrigiiba Jeceyl waa cawaaqib xun yahee Mohamed S. Tubeec                           5
Aabe iimaan lahoow - Classic Hamari Fatima Q. Hilowle & Ahmed N. Sacad
Kala harimeynee i hano-era-Osman Askari H.A. Samatar &  Baxsan-Lax-Aweys Goobe
Dahab la moodyoow adaan ku doortoo... Hibo M. Hudoon (Hibo Nuura) & Mohamed A. Kuluc
Bartamaha habeenkii soo ma soo bar... Saado Cali&  Beerdilaacshe-Laxankii C/Karim Jiir
Aamiin alahayoow - One of the bestMohamed S. Tubeec-era&laxankii Xuseen Aw-Faarax
Liibaan waxaa hela labada is gargaartee Abdullahi Dirie Sooraan
Iloobi Maayee - Naruuradii Kalgacalkiyo.. Salaad M. Shardi -- Songs you wanted to hear
Hadimada nafteyda howlaha i heystaan...Asha Abdow Suleman -Era-Kaariye-Lax-Saciid Xarawo
Gu'geeni - era-Axmad Saleban Bide. Hibo Nuura & A/qadar Hasan-lax- Bashiir Xaddi
Looma wada riyaaqo - roobloow/ruuneey A/qadir H. Nageeye & Hibo Maxamed-Era&lax-Nageye
Waaba la iiga darayaa Durdur 's Best - Baastoow
Ciriblaay walaal, calaf waa mar qura...Ahmed Mooge(aun) and Aamina Feer
Doobigii aan culay een lahaa marka... A/qaadir Juba - Era-Yusuf Yare-Lax-Da'ud Cali Masxaf
Timadheer - Classic we promised It is Mohamed Nuur Giriig - Allaha u naxariistee
Xurmo Daran - intaan aniga leey xaman Mohamed Ahmed Kuluc - what a song!-Lax X. Gareed
Yaxaas (galbatayee Allow gabbal iigu) Cumar Dhuule Cali (A.U.N)- erayadii & lax- C. Dhuule
Galayr - Adaan geesiyoow baqinee Abdulkadir yusuf Bagaag
Gareys Era-Axmad  Saleebaan Bidde.Mohamed Yuusuf & Faduma A. Maandeeq - Enjoy
Onkod - recorded live! from heesaha hirgalayAbdi Tahaliil Warsame(recorded live from heesaha hirg)
Guban - (Albumlii Dajiya) Xasan Adan Samatar
Ceelbuur ku yaaleey ceynkiisa leedahay Salaad Darbi - era-Cali Diriye(Gaab)Laxankii S. Darbi
Guuleed Hurdoow - Era & Lax Nageeye Abdulkadir H. Nageye & Xareedo.Ismaaciil (Duniyo)
Qadar dhacay -era-Cabdi Cali Weyd(AUN) ustaad Ahmed Naaji Sacad-Laxankii C/raxman dheere
Webigii qaadayoow -Erayadii  SingubAhmedey Abubakar Al-Mubaarak   Lax Axamadeey Abuubakar
Basraay Basraay, Barashadaadii Hasan Dirie - Check out Hasan dirie's Classic
Kurbo Maleh, Kurbo Maleh Era. Yuusuf Aden Hibo M. Hudoon - Hibo Nuura -Lax & Miyuusigii C/kaim jiir
Baroor miya wax ii qaban-era M.C.Kaariye Qadiijo Foodeey - Classic Stuff-Lax C/Qaadir Muuse
Halkeebaa la iga gaaray-ere Saciid XarawoAsha Abdoow Suleman - Malika-Lax- Saciid Xarawo
Afka lagama sheegto- Lax-S Qaasim Qadra Daahir Cige - My first grade teacher used to sing for us
Waan kaa helaa wale waa iiga wacadee Faaduma Qaasim Hilowle - Feynuustii fanka
Nabsi iyo ayaankoow xageedbaa ku .... Sahro ahmed - Enjoy
Wacad (anigana aqoon iyo ha iga dhigin..) Mahamed Nur Giriig & Deeqa Ahmed
Ma ogiye jeceyl waa maxay ... Salah Q. Naji - Talk about an icon in Somali music this is it folks
Arbiciyo isniin  -era Maxamed Ciise (AUN) Hasan A. Samatar - Does not Hasan sound he is crying
Canabeey dartaadi maxaa ceeb i gaartay Ustaad Ahmed Naaji Sacad
Hab ku soo dheh-era-C/qadir C.Cigaal Cirro Magool & Abdiqadar Hasan-Lax-C/qaadir Muuse(AUN)
Ima Ogide waxaan ahay-era-SingubSalaad M. Shardi -lax-Salaad Darbi certainly an icon
Ubax Ceynba Ceyn - Ceebla-lax Axmadey Ahmedey Abu Bakar - Hidden Gem -  Enjoy-
Ma Kaseynin Jaceyl kuleylkiisee Ahmed Naaji Sacad. Hamari music at its best
Webiyo Isku ooman-era Xusen Aw-Faarax Hobaladii Halima Q. Magool-Laxankii Bashiir Xaddi
Daalo - ha iga tagine ii tali,eraM.C.KaariyeHibo M. Hudoon - Hibo Nuura-LaxC/Qaadir Muuse
Dayax Gacmeed - Daruur hoortay... Omar dhuule Ali (Aun)-Era&Laxankii Omar Dhuule
Waah Waah -era-Meecaad Miigane Maxamed A.Kuluc & Amina C/lahi-Lax C/qadir Muuse
La dabaalo Caashaqa-era-Abdalla NuradinCumar Shooli - you think we forgot this guys?Laxanki Shooli
Beerkaa i huraa berigiin bartaada waayeeAweys Qamiis & Fatima Q. Hillowle - 4/8 songs
Ii gunaanadee - a classic and an icon Mohamed J. Joof - An old ladies man regret his past - enjoy
Boodhari sidiisii - Somali ClassicsMohamed Nuur Giriig (aun). One of Many songs from 1960's
Qalaafe - via request, send us yours Cabdinaasir Macalin (aun)
Dheesha Dheela - good old days Qadiijo Qalanjo - this pretty women has got voice
Eega eega eega amarkan iyo yaabkan egaMohamed Suleman & Marwo- what a song!
Waayo aragnimo la'aan(waraf iyo shimbiro)Great music+ Hasan Aadan's voice what more can you ask
Guuloow adigaa wax goyn kara Codkii Asha Abdow Suleyman
Dhoof Nooli Kulanti -erayadii Kaariye(aun) Mohamed Ahmed & Magool -Laxankii Xasan Gareed
Sadex Cadow ayaa Jira - era M. TukaaleIt is M. M. Isse - Lax C/kariim Faarax Qaareey (Jiir)
Amarkaa sidaa wax yiree Ilwaad quruxeeyIt is Hasan Dirrie - incredible voice- Lax- Xasan Diiriye
Cajabayeey cajiibeey, cawo iyo ayaaneeyIt is Mohamed S. Tubeec -Erayadii Xadraawi
Indhakuul (Alamtara) - ere Cabdi Cali Weyd(Aun)  Hassan A. Samatar -- Laxakii Saciid Max'ed Xarawo
Mirihii macaanaa from Maxkamadii jacelkaIt is Faatima Q. Hilowle -- soon one with Ahmed Naaji
Ha igaga dhaqaaqine - It is (Ardo) Cabdi cali bacalwaan
Neyruus  erayadii C/qaadir Cali Cigaal  M. Suleman & Halima Magol - Lax. C/qaadir Muuse Lugeey
Dhooleey la'aantaa Siciid Hamar Qoor - is he not in your list?
Maxaa loogaa jeedaa - inuu caashaq... Abdi Salaad beerdilaacshe - This time I am sure
Dulqaad - ii dulqaado adiguna ee Mohamed Saleman & Marwo Mohamed
Waa adi daraadaa - It is deeqa Muuse Ismacil Qalinle - reminds me my first crush
Ladanoow labadeenu aan lamaane ahaanoMohamed S. Tubeec
Hididiiyoow - Classic Heello - hido iyo dhaqan Cali Sugulle & walaalo Hargeysa
Ila dheel dhabta i saarFatima Q. Hilowle
Weligaa ha siideyn, caashaqa that is Hasan Aadan & Sahra Ahmed - Waraf & Shimbiro
Dhiigaa habeenkii  - Eray Huryo Mohamed A. Kuluc - Laxankii Xasan Gareed
Dawadii nafteydaay dadka tan ka doortaayCabdinasir Macalin(aun)
Ma Muujiyee Jaceylka waan maldahayaa  Hibo Maxamed - Hibo Nuura -era Cabdi Aadan Qeys
Ruuxaad Jeclaatay - Jeenan   Cabdi Hassan Dige - Eray&Lax Sahal Macalin Ciise
Iga tiiri caashaqa -Era-Yuusuf Dengeli.  Hasan Eedan Samatar- Laxankii Axmed Naaji
Dhab u fiirso dhab - FilanmeysidMagool (aun) & Mohamed Warsame
Barisamaad- era C/Qafaar Ciise Cagoole Qadro daahir Cige - Laxankii Saciid Xarawo
Aroor - 1950 if not early Mohamed Suleman
Iskumaan OgeynAbdiQadar Hasan(aun)
Hakaba banaanshee -Era Sahal Macalin Ciise Hasan Eedan Samatar - Laxankii Samatar
Hello Hello Ahmadeey Abu Bakar
Hadaa maxeynu Yeelnaa  Halima Q. Magool(aun) & Osman Gacanloow
Nasiib Maan Leheyn Ahmed Naaji Sacad
Mahadhada Jaceylkee Cusmaan Gacanloow
Alaylahe Jaceelkii  Halima Q. Magool(aun)
Waan waanta nabadeed- Era- C/Qadir cirroA/Qadar Xasan(aun) & Maandeeq- Lax- Xasan Gareed
Ra'yi - Laxankii C/Kaiim Faarax Qaareey"Jiir"M. Mursal, Hibo & Nakruuma  - Era Maxamuud Tukaale
Cindi Nuuriya  - Era- Sugaal Cabdulle Xasan Aadan Samatar - Lax- Xasan A. Samatar
Caawaan Dadabgaleynaa-Lax-Da'ud C. Masxaf Daa'uud C.Masxaf &Maandeeq era-Axmed Ducale Xiirey

Qeys iyo Leyla kaloo noqonaa

 Faaduma Qaasim Hilowle 
Kani waa hanadkii nafta aan u hayee Xaliima Khaliif Cumar " Magool " (AUN)
Nafta Aduun Ahmed Naaji Sacad
Maahee Khadraay - oh what a song - enjoyMohamed Nuur Giriig & Sahro Ahmed-era Ilkacase
Daawo Dacalada - Era Cali Jaamac BoqoreCabdulqaadir M. Cumar Juba - Laxankii  Jubba
Kuu imid ina abtoow Marian M. Isse- era& lax Faarax Guuleed Samatar

Yaa Usheega -Era& Lax Cisman Askari

 Hasan Aadan Samatar & Shankaroon Axmed Yuusuf
Duufaan ku qaadiyo - tune unlike any other  Cumar Dhuule(aun)-Era& Laxankii Cumar dhuule(aun)
Jaceyl dhidibka aastay-Era Kaariye(aun) It is Mohamed S. Tubeec-lax Xasan Gareed Sabriye
Dhabahaas Iiga Qaadee - Sad Ma Leh ...Qadiijo Foodeey & Shimaali A. Shimaali
Bogsadee - I can listen this 1000X and wont be enought stillIsmaciil Yare(AUN)  
Tumashadaa Hagaagsan It is Marian Mursal & Hibo Nuura
Maba talaabsan karaayee  Haliima Q. Cumar Magool(aun)

Ka soo celiyaay(Wadani)

 Magool(AUN),Sureer A. Faarax & Seynab Cige
Dhool bari ka muuqdaa It is Mohamed Ahmed Kuluc
Isha Beydhabood Hasan Eedan Samatar
Gacalooy Marnaba - Era, Laxankii &CodkiiCumar Dhuule Cali(AUN)
Guur Maxaan Ka yeelnaa Marwa Maxamed
Adigaa i Dhalan Rogay Marian Mursal & Ahmed A. Igal
Jaalaleey - era SingubSalaad Darbi & Seynab Cige lax Salaad Derbi
Fiidmeerta Duushaay Hasan Dirie so cool, so calm, so sweet 4u to enjoy
Muraadkeyga Ii yeel 6/8 songs Aweys Qamiis & Fatima Qasim
Xageen Talo kaga hagaagaa Qadro Daahir & Abdulkadir Jubba
Nin Agoon ku Xaday Qalin Xaliima Khalif (Magool)(aun)& Seynab X. Cali(Baxsan)
Heeri maahee anna haaban-Era-Singub Salaad Darbi & Seynab Cige lax Salaad Derbi
Aaminka ducadiyo Ala bariga mooyee  Hibo Mohamed & Faarax Guuleed Samatar
Beledweyn Allahayow ka dhig  Hasan Eedan Samatar
Laqanyada Jaceylkiyo, lurta caashaq... Cabdi Cali Bacalwaan & Sahro Ahmed Lax-Jaangow
Qoraxdii Dhacdayba, qiseey subixi Ahmadey Abu Bakar
Aramiduu -- all time fav'sMohamed S. Tubeec & Halima Q. Magool(aun)
Uma Qalantid Caashaqa Omar Abddulle Shooli -Laxankii Cumar Shooli
Waa Qodob Su'aaloo Omar Dhuule(aun), Magool(aun), M.Mursal, Ahmed Mooge(aun)
Doqoneey Dabkaa Ba'a - Era M. Tukaale Hasan Eedan Samatar -Lax Ismaaciil yare
Hombabaro -- Classic Stuff-Lax- B. Xaddi  Bashiir Xaddi & Hibo Mohamed - Hibo Nuura
Quursada Haweenkoo  Mohamed Nuur Giriig(aun)
Anigu kaa helay hubaashii Maxamed Suleymaan Tubee Laxankii - M.S.Tubeec
Inanyahay leylaan rabee, reerkoodi Maxamed Yuusuf & Shankaroon From Waraf Iyo Shimbiro
Hadmaad gacalle soo noqon -Era YamyamHibo Maxamed  - Lax C/qaadir Muuse Lugeey(aun)
Aan damaq Jaceel hate kaban but this one is diff.Ahmed Mooge Liibaan(aun)
Saxansaxo udgoon badan...sanka...Hasan Eedan & Sahro Ahmed
Dhoof Caashaq - Era-Kaariye(aun) Hasan A. Samatar -lax C\kariim Faarax Qaareey(jiir)
Jamadeey ... Jamaadeey - Lax c/kariim jiirOmar Nuur Abdulle(aun) - Classic Icons
Haduu Beerku qeebsamo - share love  Mohamed A. Dabarloow(Aun) & Sahro Ahmed
Wallee aniga leey rarayee-era Kaariye(aun)Saada Cali Warsame  - Laxankii Saciid Xarawo
Godgodle waa gaddissi Magool(aun), Hiba Nuura iyo Axmed Mooge(aun)
Indhaheygaa ooyayee - Music by Iftin bandCumar Dhuule Cali(aun) Era & Laxankii Cumar Dhuule
Waa Su'aal da'weynoo Cabdi Muxumud Amiin & Hibo Maxamed Huddoon
Hada ha Jabin, Ha DhicinHalima Q. Magool(AUN) & Osman Gacanloo
Jamadeey ... Jamaadeey - Lax c/kariim jiirOma Finish Laanki Samid 

                  

 
hees wadani ah  NewSh. Janaqoow
Shabbad yahay >> Himilo NewMohamed Aden Ali (Himilo)
Cawo iyo Nasiib  NewCali Najiib
Baydhaba Ma gaadhaa  NewCumar Dhuule (Alla yaa raxma)
Basraay Basraay Al-Fanaan Xasan Diiriye Faarax (Alla yaa raxma)
Kurbo Maleh, Kurbo Maleh  Hibo Maxamed Hudoon
Barkin baan ku seexdaa  Qadiijo Foodeey - Laxankii C/Qaadir Muuse
Halkeebaa la iga gaaray- Asha Abdoow Suleman
Afka lagama sheegto- Lax-S Qaasim Qadra Daahir Cige -
Waan kaa helaa wale waa iiga wacadee Faaduma Qaasim Hilowle - Feynuustii fanka
Nabsi iyo ayaankoow xageedbaa ku .... Sahro ahmed - Enjoy
Wacad (anigana aqoon iyo ha iga dhigin..) Mahamed Nur Giriig & Deeqa Ahmed
Warsan Aamina Feer
I tali ii tali - Aniga iitali Xasan Diiriye Faarax& Haboon C/laahi
Dhalanteed Xasan Diriye Faarax & Hibo Nuura
(Awr Dhiga Leh) Asalkaba Hurdada Magool(aun) & Cusmaan Gacanlow
Idil (anoo idileey aroos kula gala) Magool & A.M.Good shimbir (A.u.n.)Era&Lax- Shimbir
Amaantaadaa Inan yaheeye  Magool(aun) & Ahmed M. Liibaan(aun)-laxanki C/lahi Qarshe
Aan Is helno -Erayadi Cali Sugulle Magool(aun) & Ahmed M. Liibaan(aun)-Laxanki Saciid Xarawo
Garabka yaa iiga galoo-era-Awes GedowAhmed Naaji Sacad -Lax- Axmed Naaji
Asli(asliyey axdigi maa lagaa oodayee) Ahmed Naaji Sacad-era-Aweys Gedow-Lax- A. Naaji
Shuba Hadda - erayadii Yuusuf Aadan Maryan Mursal Isse - laxankii Saciid Xarawo
Banaanka u soo saar -erayadi Yusuf Aadan Maryan Mursal Isse - Laxankii Saciid Xarawo
Waan ku daalay raadiskaage - the best Maryan Mursal Isse-Eray&laxanki-Faarax Guuleed
Ma i luray sidii libi - reall classic Maryan Mursal -- who else?Laxankii Xasan Gareed
Heeganaan ahaadoo horseedoo-era Singub Xasan Diiriye - not the original-Laxankii Saciid Xarawo
Wacadkii aan kuula wadee Shimaali and a fine somali lady
Ma huraanka ii sheeg Maryan Mursal & Ahmed Ali Igal-
Meey dhiman suleeqoo-era c/casis daqarre Ahmed Ali Igal -- one of the best-laxanki Saciid Xarawo
Ceynkii caraweeliyo cadaw ha igu ... Ahmed Ali Igal -Laxankii Axmed Cali Cigaal
Gar aan ku dhigtee (Naxdin & Nasiib) Aweys Qamiis & Siteey Qosolwanaag
Gaarida gaarida haween - Classic Ahmed Naaji - My pick to listen
Shimbirayahow Heesa Heesa Haliimo Khalif Magool(aun) era-Saxardid Maxamed(Jabiye)
Ama Deeqo Ama Dunida Gujis(aun) , Haboon Cabdilaahi & Guddudo Carwo
Sow La ima Kaa Badin M. A. Dacar & Hibo Nuura
Isu Samir  -Eray- Singub  Seynab H. Ali (Baxsan) & Cali Dirie (Gaab)
Iloow Iloow ( aan islownee forget about it)Asha Abdow & M. A. Kuluc-era&lax-C/lahi Qarshe
kaalay kabeebeey iila dheel Fatima Qasim and Aweys Q. Mabute
Weli daad ma kula tagay - NageeyeIt is Xaredo I. (Duniya) & A.H. Nagaye(A.u.n)
Sida Laba walaalaa-Mirihi&Music-Nageeye Abdulkadir Hasan Nageye(A.u.n)
Beeni Raad Ma Leh It is Salaad Darbi - Laxankii & Miyuusigii S. Darbi
Reerkiina hodankaa-Osman Askari Saynab H. Ali and Hasan A. Samatar Musigi- A Goobe
Ha igu daalinee samiree-Era M.C.Kaariye Maandeeq & Ahmed A. Igal- Lax M.Saleebaan Tubeec
Ceelka soo jiida - one of the bestFatima Qasim Hillowle -era&Laxanki Aweys Geedow
Waqti -- waqtiyoow la dhaqan dumar Mohamed Saleeban Tubeec -era Yuusuf Maradon
Waa bartilmaameedkii jaceylkee .. It is Maryan Mursal Isse
Alif la kordhabeey alif loos dhabeey alif..Maryan Mudey, Iftin - lax C\Qaadir Bagaag, era Siciid Salax Ahmed
Haddii aynaan is arag hee dheh-era Dacar Xasan Adan iyo Sahra Ahmed- lax C/Qaadir Muuse
idinkaan wax ku qaadan Mahamed Yuusuf & Hibo Nuura-era&Lax A.S. Bidde
Indha Caashaq buu igu eegayoo Maryan Mursal- era&Laxankii Faarax Guuleed Samatar
Jaajuumoow Jees imoow waaye Jaaj... Durdur - Baastoow - Sahro Dawo
Dagmo &  Dacar Hibo Nuura & Mohamed Aadan  Dacar
Ma Og Tahay Siraadeey-eray Max'd Ciise Hasan Aadan Samatar- Laxankii CabdiKariim Jiir
Geeskaada Ila Qabo-erayadi M.C. Kaariye Shankaroon & Ahmed A. Igal-Lax- Xasan Garaed
Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa M. Saleman Tubeec & Maryan M. Isse
Soomar Soomar Soomar Mohamed N. Giriig & Faadumo Ahmed
Firaashka janaan kuugu faataxeynaa Fatima Q. hilowle & Aweys Q. Mabuute
Waqtigii i dhaafiyo -era- Cabdi Cali Weyd Sahro Ahmed- Laxankii Cabdiraxmaan Dheere
Guryasamo Maandeeq &  Saleeban -era Kaariye-Lax-Xasan Gared
Boqorkii Quruxdaay-Era M.C, Kaariye Halima Kaliif. Magool & Hasan Dirie -lax C/qadir Muuse
Waa la guursadee, guriyaa la geestee It is Ustaad Ahmed N. Sacad- erayadii Aweys Geedow
Dheesha Ciyaartu waxeey tahay-era Kaariye Shamso Omar& H. A. Samatar-Laxanki Samatar
Ma la dhuubtay awgaa Marian M. Isse & Hussein Yusuf Tarabi
Alaa Mahad leh -- One of the best Osman Gacanlow & Marwo Maxamed
Maxaa laguu waayee         Aweys Q. Mabute & Fatima Q. Hilowle
Sahal walaal - sidan miyuu cishiqigu ... Hibo Nuura & Abdiqadar(A.u.n)- Lax-Bashiir Xadi
Dawadii Nafteydaay - Ila dadaalSalaad M.Shardi (Salaad Darbi)    1
Saxar aniga oon qabin --Salal The one and Only Ahmed A. Igal   2Laxankii Cigaal
Gacalooy Jaceylkani ma mid ...AbdiQadar  3
Bilaneey Maryaneey marna kaama... Bashiir Cali Hussein                     4
Cimrigiiba Jeceyl waa cawaaqib xun yahee Mohamed S. Tubeec                           5
Aabe iimaan lahoow - Classic Hamari Fatima Q. Hilowle & Ahmed N. Sacad
Kala harimeynee i hano-era-Osman Askari H.A. Samatar &  Baxsan-Lax-Aweys Goobe
Dahab la moodyoow adaan ku doortoo... Hibo M. Hudoon (Hibo Nuura) & Mohamed A. Kuluc
Bartamaha habeenkii soo ma soo bar... Saado Cali&  Beerdilaacshe-Laxankii C/Karim Jiir
Aamiin alahayoow - One of the bestMohamed S. Tubeec-era&laxankii Xuseen Aw-Faarax
Liibaan waxaa hela labada is gargaartee Abdullahi Dirie Sooraan
Iloobi Maayee - Naruuradii Kalgacalkiyo.. Salaad M. Shardi -- Songs you wanted to hear
Hadimada nafteyda howlaha i heystaan...7Asha Abdow Suleman -Era-Kaariye-Lax-Saciid Xarawo
Gu'geeni - era-Axmad Saleban Bide. Hibo Nuura & A/qadar Hasan-lax- Bashiir Xaddi
Looma wada riyaaqo - roobloow/ruuneey A/qadir H. Nageeye & Hibo Maxamed-Era&lax-Nageye
Waaba la iiga darayaa Durdur 's Best - Baastoow
Ciriblaay walaal, calaf waa mar qura...Ahmed Mooge(aun) and Aamina Feer
Doobigii aan culay een lahaa marka... A/qaadir Juba - Era-Yusuf Yare-Lax-Da'ud Cali Masxaf
Timadheer - Classic we promised It is Mohamed Nuur Giriig - Allaha u naxariistee
Xurmo Daran - intaan aniga leey xaman Mohamed Ahmed Kuluc - what a song!-Lax X. Gareed
Yaxaas (galbatayee Allow gabbal iigu) Cumar Dhuule Cali (A.U.N)- erayadii & lax- C. Dhuule
Galayr - Adaan geesiyoow baqinee Abdulkadir yusuf Bagaag
Gareys Era-Axmad  Saleebaan Bidde.Mohamed Yuusuf & Faduma A. Maandeeq - Enjoy
Onkod - recorded live! from heesaha hirgalayAbdi Tahaliil Warsame
Guban - (Albumlii Dajiya) Xasan Adan Samatar
Ceelbuur ku yaaleey ceynkiisa leedahay Salaad Darbi - era-Cali Diriye (Gaab) Laxankii S. Darbi
Guuleed Hurdoow - Era & Lax Nageeye Abdulqadir H. Nageeye & Xareedo.Ismaaciil (Duniyo)
Qadar dhacay -era-Cabdi Cali Weyd(AUN) Axmed Naaji Sacad-Laxankii C/raxman dheere
Webigii qaadayoow -Erayadii  SingubAhmedey Abubakar Al-Mubaarak 
Ma ogiye jeceyl waa maxay ... Saalax Qaasin Naaji - Talk about an
Arbiciyo isniin  -era Maxamed Ciise (AUN) Xasan Aadan Samatar -
Canabeey dartaa maxaa ceeb i gaartay Axmed Naaji Sacad
Hab ku soo dheh C.Cigaal  Xaliimo Khaliif Magool
Ima Ogide waxaan ahaySalaad M. Shardi (Salaad Darbi

 

Ima ogide waxan ahay
Axdi kuma cayaaro
Ima ogide waxan ahay
Ilaahay usamiroo

Waxan uur habreed galey
Awliyo tilmaaniyo
Afagaale iyo dirir
Agnamaarku wacanyahey

Ifkana waxaan usoo baxay
Aroor samadu furantoo
Imaankiyo kalgacalkuna
Iskuna keen Amaaneen

Sida ayro geelbaan
Kuu olalayaayo
Sida Ubad aan dhalaybaan
Kugu uur fayooboo
Sida olol la shidaybaan
Il dheer kaa arkaayo
Sida ubax labeerey
Indhu kugu farxaano
Sida Aayad diinaan
Afka kugu hayaaye
Adiguna aqoonsoo
ili dhehoo
docdaada ogoow


Ima ogide waxan ahay
In xun lama tusaanoo
Ima ogide waxan ahay
Samaa ruux loo uumoo

Waxan uur habreed galey
Afar iyo tobnaadiyo
Urur dayax la xero galey
Afku rooble iyo nabad

Aduunyada waxaan imi
Maalintii Islaamkoo
Lagu Iidey Xaramkoo
Ibliisku Uu xidh xidhanyey

Sida sheekh asluub laan
Kuu Amaanayaayoo
Sida uduga doogaan
Kuu iimaansadaayo
Sida oogadaydaan
kuu ilaaliyaayoo
Sidii nabi Ayuubaan
Adi kuu samraayoo
Sidii Abaa Hurayraan
Kuu Aaaminayaayoo
Adiga iyo Naftaydaan
Ifka ugu Jeclaayee
Adigu aqoonsoo
Ili dhehoo
Docdaada ogoow